Darawal lagu ganaaxay arin layaab leh oo hadal heyn badan abuurtay !!

Ciidamada Taraafikada dalka Shiinaha ayaa ganaax lacageed iyo mid dhibco looga jaranayo leesinkiisa kusoo rogay darawal gaari oo kaamirad nuuca laamiyada ku xiran sawirtay isaga oo wajiga xoganaya. Warbaahinta dalka Shiinaha ayaa ku warantay in ninkan oo gaari ku dhax watay magaalada Jinan ee bariga gobolka Shandong, uu wajiga gacanta la aaday si uu isaga xogo, … Continue reading Darawal lagu ganaaxay arin layaab leh oo hadal heyn badan abuurtay !!